Qaar Ka mid ah riwaayadihii Axmed Saleebaan Bidde


qaar kamid ah riwaayadaha Axmed 

Saleebaan   Bidde , abwaanku wuxuu leeyahay  riwaayado gaadhaya afartan sidoo kale waa abwaanka ugu heesaha  badan marka laga hadlayo hal abuuradda somalida , riwaayadii ugu horeeysay
wuxuu ka bilaabay dugsigii hoyga ahaa ee dayaxa ee gobolka sanaag xiligaas oo abwaanku
ka shaqaynayey dugsiga Boardinka ah ee dayaxa riwaayadaa waxa la odhan jirey ciil iyo caashaq.


1.Jacayl waakane kaalay


2.wejiyaal is xasuusta


3. jeel iyo jacayl


4.  Ciil iyo caashaq


5.Walaalaha Rumaad


6.Mee rasaaseed mee rageedi


7.garashaa garab weyday


8.Dad wadaaje qurbaw maxaad duul isu               keentay


Comments

Popular posts from this blog

Moogananaata dadkeena ee waxtraka geedka Mooliga ama Dragon Tree

Geedka todobaadku waa malmalka( Myrrah)