Geedka todobaadku waa malmalka( Myrrah)
Geedkan inta badan wuxuu ka baxaa waddankeena waana geedka dhidinka
afka qalaadna lagu yidhaahdo(Commiphora)
Marka xabagta laga jaffo waxaa la yidhaahdaa
Malmal afka qalaadna (Myrrah)
geedkanu wuxuu leeyahay wax tar caafimaad
waxana laga sameeyaa dawooyin lagula dagaalamo caabuqa ama noocyada kala duwan ee infections ka

x
Comments
Post a Comment