Heesta la yidhaahdo Marti ama cudurka kaa gala fardaha ma abwaan Maxamed Jaamac (kayd) baa leh mise abwaan Xasan Xaaji Cabdulaahi Ganey
Heestan waxa la yidhaahda Marti sida uu afkiisa ka sheegayo abwaan Kayd oo xidhiidhinaya barnaamijku, isagoo u yeedhaya Khadra Daahir Cigge ayaa wuxuu odhanayaa Khadra Daahir Cigge waxay inoo qaadi doontaa heestii (Marti) erayaddeedana waxa leh Abwaan Maxamed Jaamac Kayd hadda ogow waana xidhiidhiyaha barnaamijka halkan kaga bogo kayd oo sidaa afkiisa ka sheegaya